Degmada Saakow ee ka tirsan degmooyinka uu maro wabiga Jubba ayaa waxaa maanta lagu dilay Jabiso taasoo loo maleynayay iney dad ama xoolo cuntay laakin markii la dooxay caloosheeda ayaa waxaa lagu arkay Ey.
Hoos Ka Degso Warbixin Aani Ka Diyaarinay Kana Eeg Sawirrada