HomeAll newsNin Aabihii Dilay Oo lagu dilay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Nin Aabihii Dilay Oo lagu dilay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada islaamka ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha Hoose ayaa riday xukun qisaas ah oo lagu fuliyay nin horey u dilay aabihiisa.

Cumar Abkow Xasan oo 30 jir ah ayaa lagu soo eedayay inuu dilay aabihiisa, kadibna uu god ku riday, waxaana markii dambe uu ka hor qirtay maxkamadda islaamiga ee Shabeellaha Hoose.

Mid kamid ah Qudaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ku dhawaaqay xukunka ninkan oo noqday dil toogasho ah, kaas oo durba ka dhacay fagaarihii ay dadka isugu yimaadeen oo ku yaala gobolka Shabeellaha Hoose.

Maxkamadaha ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayaadka islaamiga ayaa fuliya xukunno kala duwan oo sharci ah, waxaana dhulkaas ka jira nabad lagu halay fulinta Shareecada Islaamka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular