Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 03-01-1442, oo waafaqsan 22–08–2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.