Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-12-1441, oo waafaqsan 04-08-2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahiim Geeddi