Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-01-1442, oo waafaqsan 27–08–2020, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi