Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-12-1441, oo waafaqsan 16–08–2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.