Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-12-1441 oo waafaqsan 13–08–2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya .Cabdisamad Cabdullaahi.