Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-12-1441 oo waafaqsan 11–08–2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.