HomeAll newsDagaal Xabsiga Dhexe ku dhexmaray Maxaabiista iyo Ilaalada Xabsiga.

Dagaal Xabsiga Dhexe ku dhexmaray Maxaabiista iyo Ilaalada Xabsiga.

Casir liiqii maanta ayaa dagaal culus waxa uu ka billowday gudaha xabsiga dhexe kaas oo ka dhex qarxay qaar kamid ah maxaabiista iyo ilaalada xabsiga oo katirsan ciidamada Asluubta ee Dowladda federaalka.

Warar  la helayo waxay ku waramayaan in maxaabiista ay gacanta ku dhigeen saanado hub ah oo ay ka furteen ciidamada Dowladda federaalka.

Saraakiil katirsan ilaalada Xabasiga Dhexe ayaa lagu soo waramayaa iney ku dhinteen dagaalka ka dhex dhacay xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.

Wixii soo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa Allaah.

(Ambien)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular