HomeAll newsAfgembi Milliteri Oo ka socda wadanka Maali.

Afgembi Milliteri Oo ka socda wadanka Maali.

Ciidamo hubeysan oo katirsan milliteriga wadanka Maali ayaa ku dhaqaaqa tallaabo afgembi ah oo ay talada kaga tuureen xukuumaddii ka jirtay wadankaas.

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan milliteriga ayaa la wareegay idaacadda iyo telefeshinka wadanka Maali, halka ay sidoo kale xabsiga u taxaabeen wasiiro katirsan xukuumadda iyo gudoomiyaha baarlamaanka wadankaas.

Saraakiil katirsan milliteriga wadanka Maali ayaa lagu soo waramayaa iney hogaaminayaan afgembiga, kuwaas oo u muuqda iney taageero ka heystaan dowlado Shisheeye oo ay ku jirto dowladda Faransiiska.

Waxaa xiran wadooyinka waaweyn ee magaalada caasimadda ah ee Bamako, dadkuna waxay ku jiraan guryahooda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular