Weli waxaa halkooda kasii soconaya banaanbaxyada ballaaran ee ay dhigayaan dadka Itoobiyaanka ah, kagana soo horjeedaan dilkii dhawaan dalkaas loogu geystay siyaasi Oromo ah.
Dhimashada ayaa gaartay 50 ruux, halka dhaawacyadu ku dhowyihiin 100 ruux, waxaana jira iska hor imaadyo dhexmaraya shacabka iyo ciidamada Booliiska.
Halkan ka dhagayso wararkii ugu dambeeyay Banaanbaxyada Itoobiya- Update