Shahaadooyin iyo hadiyado ay kamid yihiin Dahab ayaa la gudoonsiiyay haweenka daaciyaadka ah ee galay kalaimaha horey iyadoo si guud ahaaneed loo abaal mariyay dhammaan 16ka hablood ee ka qalin fulay machadka Khadiija ee خذيجة بنت خويلد لإعداد الداعيات
Xilli maamulada kale ee dalka ay juhdi ku bixinayaan iney dumarka ka dhigaan xijaabka, heesaha iyo ciyaaraha ayay dhanka kale maamulada wilaayaadka islaamiga ah ku dadaalayaan in dumarka diinta la baro.
Halkan Ka Degso Qeybta 2-aad Xafladda Qalin jabinta Dumarka Daaciyadka ah.
Hoos Ka Daawo Sawirrada