Warbaahinta ayaa heshey sawirro laga soo qaaday caruur ku dhimatay duqeyn ay maanta diyaaradaha Maraykanka ka geysteen degmada JIlib ee gobolka Jubbada dhexe.
Caruurta uu Marayanka ku dilay duqeynta ayaa tiradoodu waxay gaareysaa illaa iyo saddex caruur ah, waxaana dhamaantooda haleeley gantaal xaqdaran oo ay soo riday diyaaradda Maraykanka.
Magacyada Caruurta uu Maraykanka ku dilay Jilib ayaa kala ah:
1- Abuukar Axmad Maxamad oo 8 (sideed) sano jir ah
2- Cabdisamad Xuseen oo 12 ( laba iyo toban) sano jir ah
3- Cabdullaahi Maxamad oo 13 ( saddex iyo toban) sano jir ah.
إنا لله وإنا إليه راجعون
Allaha u naxariisto insha allah Mareykanka iyo cumaladiisa weey barooran doonaan ayaga ayaa nooga dambeyn doono