HomeAll newsQarax khasaare dhaliyay Oo ka dhacay nawaaxiga Safaaradda Qadar ee Muqdisho.

Qarax khasaare dhaliyay Oo ka dhacay nawaaxiga Safaaradda Qadar ee Muqdisho.

Wararka ka imaanaya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa ku waramaya in qarax xoogan lala eegtay ciidamo katirsan kuwa booliiska Dowladda federaalka.

Qaraxan ayaa ka dhacay xaafadda Taleex ee degmada Hodan, gaar ahaan meel u dhow safaaradda Qadar ee magaalada Muqdisho, taas oo u dhow madaxtooyadii hore ee Cabdi-Qaasim Xasan Salaad, madaxweynihii hore ee soo maray wadanka.

Warar la helayo waxay xaqiijinayaan in ugu yaraan labo askari oo katirsan ciidamada Booliiska ay ku dhinteen qaraxan oo ahaa mid xoogan.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular