Naftood huriyaal katirsan imaarada islaamiga ee Afqaanistaan ayaa weerar abaabulan waxay ku qaadeen saldhig milliteri oo ciidamada Sirdoonka xukuumaddda Kaabul ku leeyihiin magaalada Aybak ee xarunta gobolka Sanqamaan ee wuqooyiga Afqaanistaan.
Ugu yaraan saddex dagaalyahan oo naftood huriyaal ah ayaa qaaday weerarkan oo socday saacado xiriir ah, soona billowday duhurnimadii maalintii shalay, waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday ugu yaraan 119 askari oo ay ku jiraan saraakiil sar sare.
Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay ku faafaahisay khasaaraha ka dhashey weerarka iyo tirada ragga fuliyay.
Halkan ka dhagyaso Faafaahin weerarkii Samanjaan ee Afqaanistaan