HomeAll newsDr. Suldaan Garyare: "Farmaajo Qudhiisa Sidii C/llhi Yuusuf Ayey Beesha Caalamku U...

Dr. Suldaan Garyare: “Farmaajo Qudhiisa Sidii C/llhi Yuusuf Ayey Beesha Caalamku U Eryi Doonta!” (Dhageyso)

Aqoonyahan Suldaan Maxamad Garyare oo kamid ah falanqeeyaasha Soomaalida ee sida aadka ah ugu sii dhuun daloola xaaladda dalka ayaa ka hadlay xaaladda ay wajahayso DF wixii ka dambeeyay xil ka qaadistii Xassan Cali Kheyrre.

Suldaanka ayaa sheegay in madaxda DF ay waayihii dambe ahaayeen kuwa kala shaqeysanaya balse dhanka kale isu muujinaya iney daacad isku yihiin oo ay wada socdaan, laakin markii la tagay Dhuusomareeb ayuu sheegay iney is fahmeen Farmaajo iyo kherre, taasna ay keentay in yadda lagala hor maro Kheyrre.

Wuxuu odrosay waxa uu sameyn karayo Farmaajo tallaabadaasi kadib wuxuuna sheegay in qudhiisa ay xaajadu kusoo foorarto islamarkaana ay muuqato in shisheeyaha dalka heysta ay eryi doonaan sidii Cabdullaahi Yuusuf oo kale.

Halkan Ka Degso Wareysiga Suldaan Maxamad Garyare

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular