Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-11-1441 oo waafaqsan 10-07-2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.