Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-12-1441 oo waafaqsan 13-07-2020, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Cali Aadan.