Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-12-1441, oo waafaqsan 29-07-2020, Dhuuxa Waraysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali