Ciidamo katirsan kuwa Bankrafta ee u shaqeeya Maraykanka ayaa ku fashilmey duulaan habeen dheelmad ah oo ay kusoo qaadeen deegaan katirsan wilaayada islaamiga ee Shabeellaha Hoose.
Ciidamo kasoo baxay saldhiga Bellidoogle oo ah taliska ugu weyn ee uu Maraykanka ku leeyahay Soomaaliya ayaa la kulmey weerar xoogan oo ay kala hortageen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Wararka aynu heleyno waxay xaqiijinayaan in askarta Bankrafta ee u shaqeeya Maraykanka laga dilay 3 askari,halka laga dhaawacay 4 kale, kadib markii ay weerar xoogan kala hortageen ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Marka laga soo tago khasaaraha gaaray ciidamada daacadda u ah Maraykanka waxay goobta dagaalka kaga carareen gaari dagaal oo kuu rakibanyahay qori culus, kaas oo gacanta ay ku dhigeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Deegaanka Mubaarak oo ah halka ay kusoo duuleen askartan jabka la gaarsiiyay ayaa wuxuu horey u marti geliyay weeraro ay kusoo qaadeen ciidamada Maraykanka iyo kuwa la socda, waxaana xusid mudan in askar dhowr ah oo Ameerikaan ah lagu dilay halkaas.
Laabtu way farxay saa
Goortii fagaaraha
Fasaqada Iliis dhalay
Faylaha ad goysaan
Fursaantii Islaam kaay
Faracii Asxaab taay
Filan waa malagu dhigay
Fashil xoogle muu helay
Dhashiikaha ma furateen
Fagaarihi manoo haray
Fiigoodi macararay
Firxad kiyo baaqigu
Furimaha dagaalkiyo
Fagaarahay baneeyeen
Faaris geesiyaa helay
Wiilal feejig naayoo
Caraftii firdawsiyo
Fadli dheeri goobaa
Faylaha kurtood jaray