HomeAll newsBarnaamij Gaar Ah: Haween Daaciyaad Ah oo Ka Qalin Jabiyay Machad Ku...

Barnaamij Gaar Ah: Haween Daaciyaad Ah oo Ka Qalin Jabiyay Machad Ku Yaalla Jubbooyinka. (Dhageyso Q-1aad)

16 Haween ah oo isugu jira hooyooyin iyo inamo ayaa ka qalin jabiyay machadka Khadiija Radiyallaahu Canhaa ee degmada Saakow.

Haweenkan oo muddo sadax sano ah baranayay culuumta sharciga ayaa waxaa la gudoonsiiyay shahaadooyin iyo hadiyado qaali ah.

Machadka Khadiija ayaa ah machad soo saara haweenka ducaada ah si ay dumarku u noqdaan kuwa ka qeyb qaata wacyi galinta bulshada.

Mas’uuliyiin kala duwan iyo salaadiin ka qeyb gashay munaasabadda ayaa haweenka ku bogaadiyay guusha ay gaareen iyagoo kula dardaarmay iney bulshada ku celiyaan aqoonya ay barteen

FG: Waxaan mar dhow soo gudbin doonnaa qeybta 2-aad ee barnaamijkan gaarka ah iyo Sawirro

Halkan Ka Degso Q 1-aad Xafladda Qalin jabinta Dumarka Daaciyadka ah

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular