Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17-10-1441 oo waafaqsan 07-06-2020 Dhuuxa waraysiyada waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir.
Halkan ka dhagayso barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 07 06-2020.lite