HomeAll newsSawirro Cajiib ah: Ceelbuur Oo si Wanaagsan Looga Ciiday.

Sawirro Cajiib ah: Ceelbuur Oo si Wanaagsan Looga Ciiday.

Magaalada Ceelbuur ee xarunta wilaayada islaamiga ee Galgaduud ayaa dadka Muslimiinta ah ku nool waxay maanta u ciideen si wanaagsan oo cajiib ah.

Musallaha lagu tukaday salaadda ciida waxaa kasoo qeybgalay dadweyne kala duwan iyo milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kuwaas oo dadka muslimiinta ah la qeybsanayay farxadda ciida.

Fardaha oo ay reer Ceelbuur caan ku yihiin ayaa qeyb ka ahaa dabaal dega ciida, waxaana la arkayay dad farda fuul ah oo musallaha soo xaadiray.

Daawo Sawirrada Salaada Ciida ee Ceelbuur..

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular