HomeAll newsSawiro :Ciidda iyo Magaalada Jilib.

Sawiro :Ciidda iyo Magaalada Jilib.

Kumanaan dad ah ayaa maanta ku ciiday Magaalada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka ee jubooyinka.

Si la mid ah bulshada kale ee wilaayaadka slaamiga ah dad ku dhaqan reer jilib waxay si wada jir ah u oogeen saaladda ciidda.

Waxaa la arkayay bulsho faraxsan oo isu hambaynaya si wanaagsanna u lebbisan.

Dadka ciidaya waxaa qayb ka ah caruur wata qoryaha cinjirka ama caagga ka sameysan kuwaasoo hab Islaami ah loo tarbiyeeyay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular