Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 04 10 1441 oo waafaqsan 26 05-2020 Warka waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.