Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa Khamiis taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14 09-1441 oo waafaqsan 07-05-2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.