Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa Sabti taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09 09-1441 oo waafaqsan 02-05-2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali