Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Talaado taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26 09 1441 oo waafaqsan 19 05-2020 Warka duhur waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.