Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Isniin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25 09 1441 oo waafaqsan 18 05-2020 Warka duhur waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.