Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Jimco taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29 09 1441 oo waafaqsan 22 05-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxa’ed Daahir.