HomeAll newsDhageyso Kitaabka Suwar Min Xayaat As-Saxaabiyaat Oo Uu Jeedinayo Sheekh Cabdil Ilaah...

Dhageyso Kitaabka Suwar Min Xayaat As-Saxaabiyaat Oo Uu Jeedinayo Sheekh Cabdil Ilaah (15).

Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda usoo gudbinaysaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan daruus diini ah.

daruustaassi waxaa ka mid ah kitaabka Suwar Mi xayaat As-saxaabiyaat oo uu jeedinayo sheekh Cabdil Ilaah

Halkan ka dhagyaso Dersiga 15-aad ee kitaabka suwar min xayaat al-saxaabiyyaat Juweyriya Bintul Xaaritha iyo Safiya Bintu Xuyey

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular