Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda usoo gudbinaysaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan daruus diini ah.
daruustaassi waxaa ka mid ah kitaabka Suwar Mi xayaat As-saxaabiyaat oo uu jeedinayo sheekh Cabdil Ilaah
Dhagaysyo Dersiga 10-aad ee kitaabka suwar min xayaat al-saxaabiyyaat Zaynab Bintu Jaxshah