Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda usoo gudbinaysaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan daruus diini ah.
Daruustaasi waxaa ka mid ah kitaabka keyfa caamalahum ﷺ waxaana soo jeedinaya sheekh Cali C/laahi (Sh Cali Katiin)
Halkan ka dhagayso Dersiga 17-aad ee kitaabka Keyfa Caamalahum.