Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda usoo gudbinaysaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan daruus diini ah.
Daruustaasi waxaa ka mid ah kitaabka keyfa caamalahum ﷺ waxaana soo jeedinaya sheekh Cali C/laahi (Sh Cali Katiin)
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 13’Aad Keyfa Caamalahum
Ikhwaani kitaabkan aso dhameystiran maheli karaaa
Walaal ha waad heli kartaa laakiin kitaabka weli ma dhamaan 2 qaybood uun baa baxday hada halkaas kala dag https://rnaqlin.somservers.xyz/?s=kitaabka+Keyfa+Caamalahum asoo dhamaystiran waan soo galin doonaa insha allaah.