Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda usoo gudbinaysaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan daruus diini ah.
Daruustaasi waxaa ka mid ah kitaabka keyfa caamalahum ﷺ waxaana soo jeedinaya sheekh Cali C/laahi (Sh Cali Katiin)
Halkan ka dhagayso derisga tobanaad ee kitaabka Keyfa Caamalahum.
ASCWRB,
Halkee ayaan ka helayaa Qaybtii koowaad ee Kitaabka Keyfa Caamalahum ﷺ Oo Uu Jeedinayo Sheekh Cali Katiin ?.