HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 29-09-1441oo ku asteysan 22-05-2020. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.

Halkaan ka dhegeyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 22 05 2020.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular