Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday difaacyada ciidamada dowladda Kenya iyo maamulka Jubbaland ku leeyihiin degmada Afmadow ee Jubbooyinka.
Dagaallada ayaa ahaa kuwa culus,w axaana rasaastu ay ka shanqartay inta badan goobaha ay Kenyaatiga iyo kuwa maamulka Jubbaland ka deganyihiin degmada Afmadow.
Inkastoo aan la heynin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey dagaalkan, maadaama uu dhacay xilli habeen ah, hadana waxaa la rumeysanyahay iney jirto waxyeello gaartay ciidamada gumeysiga Kenya iyo askarta maamulka Jubbaland.
Koroniyo Ilaahow ku qabo cudur kadee daaya
Kaar aan damayn iyo rabow kiinya balo hooshto
Kismaanyiyo Ilaahow kabixi kaymihii waamo
Kurbadii Gediyo ceelcadiyo kaawo lagu jiido
Kuukuuyadaa foosha xune kibirku soo qqaday
Ilaahow kadeed iyo dhibiyo kaar xanuun waym leh
Kafarada madaw iyo cadaan hooji kuligeeda
Kamiin adag shabaabow u dhiga kiristan wee yaane
Kalimad Ilaahay dhabaad ugu kifaax deene
Kaalmaysta Eebahay Amxaar waad karbaash teene
Taariikhda kulan kii galee ikhyaar laysu wada keenay
Kalkacayl siyaadaa kubeer kaafir niman diidan
Kaba nexe Ibliiskiyo wixii kabo u qaad gaal ah
Kifaaxiyo jihaad kiyo rag baa jecel kac doon kaane
Kohashada zandiiq iyo wadaad kaalin tiis gabay
Kalaam kaan niraah naa kiriyo kabaha ruug weeye
Karaamiyo xushmana may mud nayn cadaw kalkaal kaase
Kaaweeya oo laaya oo keena madaxooda