HomeAll newsDaawo: Alkata'ib oo Filim kasoo saartay Weerarkii saldhigga Ceelsaliini.

Daawo: Alkata’ib oo Filim kasoo saartay Weerarkii saldhigga Ceelsaliini.

Mu’asasada Alkataib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay Video Maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan mid kamida weeraradii lagu qaaday saldhigga Ceelsaliini ee duleedka magaalada Marka.

Video-ga ayaa lagu daawan karaa dagaalyahanada jihaadiga Al Shabaab oo xoog kula wareegaya saldhigga ciidanka dowladda ee deegaanka Ceel Saliin waxaana weerarkaas lagu daah furay weerar naf hurnimo.

Halka ka daawo Video-ga 
Halkan ka degso Filimka
si toos ah udegso Filimka MP4

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular