HomeAll newsSaraakiil Kenyaati ah Oo lagu dilay Weerar ka dhacay Mandheera.

Saraakiil Kenyaati ah Oo lagu dilay Weerar ka dhacay Mandheera.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen dhulka NFD ee ku jira gumeysiga dowladda Kenya waxay ku khaarijiyeen saraakiil katirsan ciidamada wadankaas.

Howlgalkan oo si gaar ah ua dhacay deegaanka Dabasiti ee gobolka Mandheera ayaa lagu dilay ugu yaraan labo sarkaal oo katirsan ciidamada dowladda Kenya.

War kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegtay masuuliyadda dilka saraakiishan katirsan dowladda Kenya.

Waa weerarkii ugu horeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadaan ka dhaca dhulka NFD ee ay gumeysiga ku heysato dowladda Kenya.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular