HomeAll newsQaraxyo ka dhacay Degmada Awdheegle ee Shabeellaha Hoose.

Qaraxyo ka dhacay Degmada Awdheegle ee Shabeellaha Hoose.

Ugu yaraan labo qarax ayaa ciidamo katirsan kuwa Dowladda federaalka waxaa lagula eegtay qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose.

Qaraxyadan ayaa lagu beegsaday ciidamada Dowladda ee jooga Awdheegle, waxaana ka dhashey khasaare isuga jira dhimasho iyo dhaawac.

Ugu yaraan hal askari oo katirsan askarta Dowladda federaalka ayaa la xaqiijiyay dhimashadooda, waxaana dhaawacmey ugu yaraan 11 askari oo ay saraakiil ku jiraan.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxyadan, oo kusoo aadaya xilli habeenkii xalay Mujaahidiintu ay weerareen difaacyada Shisheeyaha iyo kuwa Dowladda federaalka ee degmada Qoryooley.

(Carisoprodol)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular