iyadoo dhawaan madaxda urur gobaleedka IGAD ay shaaciyeen in ay khadka interneydka ku shireen ayaa arintaasi waxaa ka hadlay midka mid ah indheer garadka somaaliyeed waxaanuu sheegay in tilaabadaas mujineyso fuleynimada hogaamiyaasha IGAD iyo nafjaceylkooda.
Nabadoon Axmed golos oo u waramay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in nimanka og yihiin dembiga ay Allaah ka galeen sidaa aawgeed markii cudurka karoona dillaacay cabsiyadoodu sii badatay.
Cudurka karoona ayaa argagax geliyay madaxda shisheeye iyo kuwa la mabda ah waxaana taasi keentay in caadi loo kulmi waayo, laakiin xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa intii cudurkaaanu jiray qabsatay shir looga arinsanayay Jihaadka bariga afrika mana jirin wax walaac ah oo kulankaa hareeyay.
cudurka ayaa dad shisheeye u badan laayay iyadoo kuwa kalena ay isbitalaada jiifaan.