HomeAll newsInkabadan 10 Askari Oo ku dhintay Qarax ka dhacay Jannaale.

Inkabadan 10 Askari Oo ku dhintay Qarax ka dhacay Jannaale.

Magaalada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa maalintii shalay ka dhacay qarax xoogan, kaas oo lala eegtay ciidamo katirsan kuwa dowladda federaalka.

Ugu yaraan 13 askari oo katirsan ciidamada Dowladda federaalka ayaa lagu soo waramayaa iney ku dhinteen qaraxa oo ahaa mid aad u culus, jugtiisana la wada maqley.

Tan iyo markii ciidamada Dowladda federaalka ay soo gaareen Janaale waxaa si joogta ah u qabsanaya weeraro qorsheysan oo kaga imaanaya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular