HomeAll newsDhegeyso: Dowladda Federaalku ma fursad bay aragtaa xiritaanka Dugsiyada Qur’aanka kariima ah?

Dhegeyso: Dowladda Federaalku ma fursad bay aragtaa xiritaanka Dugsiyada Qur’aanka kariima ah?

Dowladda federaalka ah oo mar marsiyo ka dhiganeysa cudurka karoona eee sida degdegga ah ku faafa ayaa xirtay dugsiyada qur’aanka kariimka ah ee ku yaalla magaalada muqdisho.

Qaar ka mid ah indheer garadka soomaaliyeed ayaa sheegaya in dowladdu dugsiyada Qur’aanka kariimka ah u aragto Isha ay ka soo burqanayaan dadka iyada lidka ku ah maadaama ay dimuquraadiyo iyo federaal ku shaqeysato shisheeyana ku daaban tahay.

Suldaan Cabdi-raxmaan mahdi jimcaale oo la hadlay Radio Alfurqaan ayaa sheegaya in shisheeyuhu federaalka u soo diray shaqada la xariirta in dugsiyada la xiro.

Wuxuu tilmaamay in soomaaliya uu ka jiro Maamul shaqaddiisu tahay kala qaybinta madda iyo la dagaalanka Dinta Islaamka loona baahan yahay in meel looga soo wada jeesto oo la iska dhacsho.

 

Halkaan ka dhegeyso wareysi Suldaan Cabdiraxmaan Mahdi Jimcaale

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular