Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa Arbaco taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 06 09-1441 oo waafaqsan 29-04-2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan kala deg warka subaxnimo 29 04 2020.