HomeAll newsDhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Saaka waa Talaado  taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05 09-1441 oo waafaqsan 28-04-2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya  Abuubakar IBraahim Geeddi

Halkaan ka dhegeyso war Subax 28 04 2020

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular