Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa khamiis taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30-08-1441 oo waafaqsan 23-04-2020 Warka Subax waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan ka dhagayso war subaxnimo 23 04 2020.