Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Arboco taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29-08-1441 oo waafaqsan 22-04-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo 22 04 2020.