Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Talaado taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-08-1441 oo waafaqsan 14-04-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.