Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-08-1441 oo waafaqsan 13-04-2020 Dhuuxa waraysiyada waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 13-04-2020.lite