HomeAll newsSarkaal katirsan Booliiska Dowladda Federaalka Oo Muqdisho Lagu dilay.

Sarkaal katirsan Booliiska Dowladda Federaalka Oo Muqdisho Lagu dilay.

Rag katirsan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa dilay sarkaal katirsan ciidamada Policeka dowladda federaalka.

Sarkaalka la dilay waxaa lagu magacaabaa Baashi Maxamed Xasan wuxuuna dilka sarkaalkan ka dhacay dagmada Kaaraan, iyadoo laga furtay qalab iyo dukumentiyo uu watay.

Howlgallada lagu beegsanayo ciidamada dowladda federaalka iyo saraakiishooda ayaa joogta ka ah goobaha ay ka joogaan wadanka, waxaana ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka go’an dagaalka ay kula jiraan Shisheeyaha iyo Dowladda federaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular